Monday, January 11, 2016

Tuduc yadan waxaan alifay 2011

Tuduc yadan waxaan alifay 2011

jacaylkeeni ifraaxey
jidhka wuuba dhaafo
jaguu wadnah ku yeesho
jeexaygii midigeey
adaan ku jantoon
jidiinkii kaga go’ee
hay jarin gabadh yahay

jaleecada galgacalkiyo
jogaaga wacaniyo
jahaaga nuurka laa
isoo jiidaneyoo
ma jiib sado awaada.



W.T.Dhiirigaliye geenyaale

Hargeysa,Somaliland

No comments:

Post a Comment

Badbaadinta naf iyo maal waa isbiimaynta iyo halis u badheedhidda Ciidanka Dabdamiska. Qaybtii ugu dambeysay

 Dabka kaymahu waa waxyeelada ugu wayn ee uu gaysto dabku. Dabka ka kaca  kaymaha damintiisu waxay qadataa dakhli,tamar iyo wakhti badan, wu...